Ciidamada ATMIS oo Madaafiic ku garaacay deegaan askar badan looga laayay

Ciidamada ATMIS gaar ahaan kuwa ka socda dalka Burundi ayaa madaafiic culus ku garaacay deegaanka Ceel-Baraf ee hoostaga degmada Mahadaay ee gobolka Shabeelaha Dhaxe, halkaas ay maamulaan Al Shabaab. Tiro madaafiic ah ayaa ku dhacay xaafado katirsan deegaanka Ceel-Baraf oo inta badan dadkii degnaa isaga barakaceen ,kaddib markii Al Shabaab weerar culus kula wareegeen deegaankaasi. … Continue reading Ciidamada ATMIS oo Madaafiic ku garaacay deegaan askar badan looga laayay